
Xidhiidhada Nolosha Podcast (Amaal Haybe)
Explorez tous les épisodes de Xidhiidhada Nolosha Podcast
Date | Titre | Durée | |
---|---|---|---|
09 Mar 2023 | Hordhac | 00:01:42 | |
Kusoo dhawoow Xidhiidhada Nolosha Podcast oo ay idiin soo gudbin doonto Amaal Haybe oo ah tababare nololeed oo qabilsan xidhiidhada iyo horumarinta habfikirka. Halkan Kala soco salaasa kaste todobada iyo badhka fiidnimo mawduucyo saamayn wanaagsan kuyeelan doona xidhiidhada kala duwan ee ka tirsan noloshaada iyo cafimaadkaaga maskaxeed. Dhagaysi wacan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
21 Mar 2023 | Bar-bilaw - Noocyada xidhiidhada | 00:10:16 | |
Xalqadan koobaad waxaan kaga hadli doonaa noocyada xidhiidhada nolosha loo qaybiyo iyo kuwa u muhiimsan. Waxaan ugu talo galay in ay xalqadani noqoto bar bilowga kobcinta wacyigaaga ama habfikirkaaga dhinaca xidhiihdada. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
28 Mar 2023 | Waa maxay xidhiidh-nafeed | 00:23:48 | |
Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka tirsan. Xalqadan labaad waxaan kaga hadlayaa 'muxuu yahay xidhiidh-nafeed' muxuu se kaga duwan yahay qaabka aynu u dhisno xidhiidhada kale ee aynu la leenahay dadka kale. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
04 Apr 2023 | Xidhiidh - Nafeed Qaybtii labaad | 00:22:22 | |
Daraasado cilmiyaysan oo la sameeyay waxa la ogaaday xidhiidhka qofku la leeyahay naftiisu inay tahay halbeega lagu cabiro xidhiidhada kale ee noloshiisa ka tirsan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
11 Apr 2023 | Qaab falcelimeed; Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn | 00:20:57 | |
Xalqadan xidhiidhada Nolosha waxaan kaga hadlayaa saddex dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
18 Apr 2023 | Dabeecadaha iyo dhaqamada aan fayoobayn - Qaybtii-2aad | 00:16:39 | |
Qaybta - 2aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa laba dabeecadood ama dhaqan oo aan fayoobayn oo dadka qaar muujiyaan xiliyada ay la soo darsaan wakhtiyo adag amaba isbadal kuyimaado noloshooda. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
25 Apr 2023 | Qaab—falcelimeedka dagdaga ah; Qaybtii 3aad | 00:11:26 | |
Qaybta - 3aad ee xalqadan waxaan kaga hadlayaa waxa loo yaqaano ''qaab-falcelimeedka dagdaga ah'' ee dadku muujiyaan xiliyada ay la kulmaan xaaladaha dareen ahaan cariya sida cadhada, niyad-jabka ama cabsida. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
02 May 2023 | Xidhiidh-Nafeed; dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow | 00:28:41 | |
Xalqadan waxan kaga hadlayaa qaabka aad u adeegsan karto qoraalka (Journaling) si aad naftaada iyo mashaacirtaada (emotions) wax uga baran kartid. Waxaan idinla wadaagay su'aalo aad naftaada tahay in aad waydiiso si malin le ah oo kaa caawinaya in aad wax ka badasho dabeecadaha aan fayoobayn ee aad leedahay una dhistid dhaqamo iyo falcelimo fayow. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
09 May 2023 | Saamaynta Kobcinta Wacyiga | 00:19:53 | |
Xalqadan waxan kaga hadlayaa dhowr qodob oo ah saamaynta kobcinta wacyigu ku leedahay qofka noloshiisa inta uu qofku ku gudo jiro in uu xidhiidh caafimaad qaba la yeesho naftiisa iyo dadka kaleba. Isbadal noocma ah ayaad filanaysaa inaad ku aragtid noloshaada markuu wacyigaagu kor u kaco sideebaanad u maarayn kartaa isbadalkaas. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
16 May 2023 | Dhisida dhaqamada iyo dabeecadaha fayow - Qaybtii 2aad | 00:16:07 | |
Xalqadan manta waa qaybtii 2aad ee dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow ee qofka u ogolaada in uu ku noolaado nolol uu cafimaad ka jidhkiisa iyo maskaxdiisaba uu daryeelayo kana war qabo si malin leh ah. Qayb ka dhig oo ku dadaal in aad dhaqamadan nolol malmeedkaaga kusoo kordhisid. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
23 May 2023 | Dhisida dabeecadaha iyo dhaqamada fayow - Qaybtii 3aad | 00:20:41 | |
Xalqadan waxad ka baranaysaa sida aad si malin le ah u dhisi kartid una horumarin kartid xidhiidhka aad la leedahay Ilaahay adoo j la imanaya camalo ama dhaqamo kooban iyo sida ugu fudud ee aad u joogtayn kartid. Sido kale, waxan kaga hadlay dabeecada loo yaqaano 'balaanqaadka nafta' taasoo qofka u saamaxda in uu wacyigiisu koro kobciyana hab-fikirka togan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
06 Jun 2023 | Qanaacada | 00:14:24 | |
Ma ku qanacsantahay halka aad maanta joogtid marka loo eego xidhiidhka aad naftaada la leedahay iyo ka dadka kaleba? Xalqadan waxan kaga hadlay waxa ay tahay qanaacadu marka laga hadlayo horumarinta habfikirka togan iyo siday qayb uga noqon karto horumarinta xirfadaha xidhiidhada. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
13 Jun 2023 | Xuduud Dhigasho | 00:25:21 | |
Waligaa marna naftaada xad ma u dhigtay? Si malin le ah mawga waar qabta dooroshooyinka aad sameynayso ee cafimaadkaaga iyo horumarkaaga u fiican iyo kuwa dib u socod kuu horseedaya? Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
20 Jun 2023 | Maaraynta Dareemada Culus Q-1aad | 00:20:43 | |
Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
27 Jun 2023 | Maaraynta Dareemada Culus Q-2aad | 00:13:09 | |
Saamayn intee leeg bay dareemada culus nolol malmeedkaaga ku leeeyihiin? Dareemadaasi ma yihiin qaar saamayn taban kuleh Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
04 Jul 2023 | Wax-qabadka malin laha ah - Q 1aad | 00:13:39 | |
Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
11 Jul 2023 | Wax qabadka malin laha ah (productivity) - Q 2aad | 00:12:31 | |
Sidee bay dareemada culus u saameeyaan waxqabadkaaga malin laha ah? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
18 Jul 2023 | Aaminadaha aan fayoobayn | 00:12:32 | |
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
25 Jul 2023 | Aaminadaha aan fayoobayn Q-2aad | 00:09:30 | |
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
01 Aug 2023 | Aaminadaha aan fayoobayn Q-3aad | 00:18:19 | |
Waxyaabaha uu qofku naftiisa iyo dad ka kale ka aaminsanyahay waxay saamayn toos ah ku leedahay qofka go'aamada uu qaato iyo doorashooyinka uu sameeyo. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
08 Aug 2023 | Aaminadaha aan fayoobayn Q-4aad | 00:21:27 | |
Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
16 Aug 2023 | Aaminaadaha aan fayoobayn Q-5aad | 00:12:55 | |
Waa maxay talaabooyinka aad qaadi kartid si aad u maaraysid aaminadaha aan fayoobayn ee soo if-baxa wakhtiyada qaar? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
22 Aug 2023 | Dabeecadaha wanaajiya xiidhiidhada | 00:20:32 | |
Waa maxay sifooyinka ay leeyihiin dadka si buuxda naftooda masuul uga ahi? Dabeecadaha iyo dhaqamada aad muujisaa intee in leeg ayay saamayn ku leeyihiin Xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
29 Aug 2023 | Daryeelka cafimadka maskaxda | 00:14:41 | |
Qaab - keed u daryeeli kartaa cafimadkaaga maskaxeed xiliyada xaalado adagi ay jiraan sida xaaladan hada tagaan ee khilaafaadka ka iyo dagaalada ah. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
05 Sep 2023 | Naf-saamixid | 00:19:45 | |
Goormay ahayd markii ugu danbeysay ee aad qalad naftaada ama qof kale aad ka gashid, se naftaada si buuxda maw saamaxday? Maxay ku kala duwan yihiin in aad naftaada saamaxdid iyo in aaad naftaada si buuxda u xisaabisid marka qalad kaa dhaco? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
12 Sep 2023 | Warwarka - Anxiety | 00:11:39 | |
https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
19 Sep 2023 | Maaraynta warwarka| Relieve your anxiety | 00:22:47 | |
Warwaku waa wax badanka aan ka maqnaan nolol maalmeedkeena se inagu keena cafimaad daro jidheed iyo maskaxeedba haduu dhaafo xadka loogu talogalay. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
26 Sep 2023 | Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing | 00:19:22 | |
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
03 Oct 2023 | Raaligalinta xad-dhaafka ah| People pleasing Q-2aad | 00:11:40 | |
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
10 Oct 2023 | Raaligalinta xad-dhaafka ah Q-3aad | 00:12:39 | |
Dabeecada loo yaqaano 'raaligalinnta xad--dhaafka ah' waa dabeecad ay dadka qaar muujiyaan taasoy hor mariyaan dadka kale baahidooda markastena isku dayaan in ay ilaaliyaan mashaacirta dadka kale. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
24 Oct 2023 | Kala mudnaysiin| Prioritisation | 00:09:32 | |
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo waxqabadkiisa malin laha ah? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
31 Oct 2023 | Kala mudnaysiin Q-2aad| Prioritisation | 00:10:45 | |
Maxaa ku keena qofka inuu ku qanci waayo waxqabadkiisa malin laha ah? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
07 Nov 2023 | Filasho Q-1aad| Expectations | 00:10:59 | |
Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
14 Nov 2023 | Filasho Q-2aad| Expectations | 00:11:55 | |
Intee in leeg bay filashadu saamayn kuleedahay xidhiidhada aad dadka kale la leedahay? Ma jiraan filashooyinka qaar soo noqnoqda oo aad ka leedahay dadka kale ee aad xidhiidhada la leedahay kugu keenana niyad jab iyo dareemmo culus oo taban? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
21 Nov 2023 | Filasho Q-3aad| Expectations | 00:37:27 | |
Waa maxay filashada fayow iyo filashada aan fayoobayn? Saamayn noocma ah ayay filashadu ku leedahay xidhiidhka ad dadka kale la leedahay? Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
29 Nov 2023 | Naf-ka War Hayn | 00:20:04 | |
Ma tahay qof ka war haya naftiisa si joogta ah? Ma garan kartaa isbadalada noloshaada kusoo biiraa siday u saamayn karaan qaybaha kala duwan ee noosheeda sida go'aan qaadashada, waxqabadkaaga malin laha ah iyo cafimaadkaaga maskaxeed. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
05 Dec 2023 | Kalsooni Dhisid Q-1aad | 00:15:51 | |
Kalsoonidu ma wax lagusoo dhashaa mise waa wax la baran karo? Qof ka kalsoonida lihi astaamo noocma ah ayuu leeyahay. Waa maxay qeexida saxda ah ee ay leedahay kalmada 'Kalsooni' khubarada cilmi nafsiga bartayna sidee ayay u qeexaan kalmadan. Jawaabaha su'aalahan waxaad ka helaysaa xalqadan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
12 Dec 2023 | Kalsooni Dhisid Q-2aad | 00:22:01 | |
Waa maxay talaabooyinka (hab-dhaqano) ay tahay qofku inuu sameeyo si uu kalsoonida uu naftiisa kuqabo ay kor u kacdo? Xalqadan waxaad ku baran doontaa dhowr qodob oo kala duwan oo la xidhiidha qaybaha kala duwan ee nolosha iyo sidaad u noqon lahayd qof ku kalsoon awoodihiisa wakhtiyada adag iyo wakhtiyada fududba. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
02 Jan 2024 | Qorshaha sanadka cusub | 00:17:58 | |
Riix linkigan si aad ugu biirtid group ka Telegram ee tababarka Qorshaha Sanadka Cusub 👇 https://t.me/+N5yaFhEB_zs4MjM0 Maxaa keenaa in culays badan la dareemo dhamaadka sanadka iyo bilawga sanadka? https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
09 Jan 2024 | Dib u eegid| Gunaanadka season 1 | 00:17:54 | |
Xalqadan waxay tahay qaab aad dib ugu eegi doontid isbadalka aad dareentay intii aan ku xidhnayd podcast kan waliba xidhiidh ka naftaada aad la leedahay iyo siduu isku badalay. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
23 Jan 2024 | Qaab - Xidhiidheed| Attachment Style | 00:42:18 | |
In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
30 Jan 2024 | Qaab Xidhiidheed Q - 2aad| Attachment styles | 00:21:05 | |
In badan ma maqashay Attachment style? Ma iskudayday in aad wax kaa fahantid https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
07 Feb 2024 | Dhaqamada Xidhiidhada aan fayoobayn Q-1aad | 00:17:40 | |
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo sidee aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka l aleedahay. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
13 Feb 2024 | Dhaqamada Xidhiidhada Fayow Q-1aad | 00:22:35 | |
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow. Waxa muhiima in qof kaste garan karo dhaqamada qaar samaynta fiican ee ay ku leeyihiin xidhiidhada kuna dadaalo in uu barto. Ka dhagayso xalqada isbuucan saddex dhaqamood oo lagu tilmaamo dhaqamada fayow kuna ah lid dhaqamadii aan fayoobayn ee xalqadii hore kagasoo hadlay. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
20 Feb 2024 | Dhaqamada xidhiidhada aan fayoobayn Q-2aad | 00:20:54 | |
Dhaqamada qaar waa waxa ka dhiga xidhiidhada qaar fayow ama qaar aan fayoobayn. Waxa muhiima in qof kaste garan karo saamaynta aan fiicnayn ee dabeecadahani kuleeyihiin xidhiidhka aad dadka la leedahay. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
27 Feb 2024 | Dhaqamada Xidhiidhada fayow Q-2aad | 00:22:18 | |
Xalqadan waxaan kusoo gudbinayaa qaab ka ay tahay qofku inoo uga war hayo naftiisa iyo dhaqamadiisa xidhiidhada dhexdooda iyo sidoo kale su'aasha ay tahay in uu qofku naftiisa waydiiyo marka ay noqoto xidhiidhadii hore uu ugu jiri jiray ee uu ku tilmaamo xidhaadho aan fayoobayn. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
05 Mar 2024 | Culayska Wacyiga Kobca | 00:16:45 | |
Maxaa ku keena qofka in uu la kulmo dareemo culus marka uu kobcinayo wacyigiisa sidee buuna uga gudbi karaa dareemadda culus una joogtayn karaa is badalkaas uu ku samaynayo xidhiidhka uu qofku la leeyahay naftiisa iyo dadka kale. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
12 Mar 2024 | Qorshaha Bisha Ramadan | 00:25:55 | |
Samayso qorshe ramadan adoo raacayaa talooyinkan aan kusoo gudbiyay xalqada isbuucan. Sidoo kale wax ka badal hab-fikirkaaga la xidhiidha ramadanta iyo hadaf dajinta taasoo mararka qaar ku keenta qofka culays iyo niyad jab marka uu ka midho dhalin waayo ama joogtayn waayo acmaasha iyo cibaadooyinka qaar uu qorshaystay. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
19 Mar 2024 | Naf la hadhid| Self Sabotage Q - 1aad | 00:21:14 | |
Ma ogtahay in mararka qaar in aad adigu naftaada la hadhi kartid (self-sabotage). Hadaba dhaqan ama dabeecado noocma ah ayuu qofku muujiyaa markuu yahay qof naftiisa la hadhaya oo aaminadihiisa iyo dareemadiisu yihiin waxa ka hor istaagaya in uu isbadal la yimaado noloshiisa u fiican ama aqbalo waxyabaha fiican ee noloshiisa kusoo biira. Jawaabta su'aashan iyo faahfaahin dheeraada waxaad ka helaysaa xalqada isbuucan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
26 Mar 2024 | Naf la hadhid Q-2aad| Self Sabotage | 00:24:05 | |
Waa maxaay talaabooyinka ay tahay qofku inuu qaado si uu wax uga badali karo dabeecadan aan fayoobayn ee uu leeyahay? Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
09 Apr 2024 | Hab - Fikirka Togan| Ducooyinka | 00:17:33 | |
Xalqada isbuucan waxay tahay mid aan kaga hadlayo dhowr cashar oo la xidhiidha habfikirkeena dhinaca ducada iyo waxyabaha aynu bishii Ramadan ka baranay sidaynu nolosheena ugu dabiqi lahayn. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
16 Apr 2024 | Ixtiraamka Dadka Q-1aad | 00:17:23 | |
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraantid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
23 Apr 2024 | Ixtiraamka Dadka Q-2aad | 00:15:59 | |
Maxaa ka dhiga dadka qaar dad ka hela dadka kale ixtiraam iyo qadarin? Ixtiraamka dadka kale aad ka heshaa ama aanad ka helini ma yahay mid si toosa ma u la xidhiidhaa kolba inta aad naftaada iyo dabeecadahaaga ka war qabtid? amaba kolba inta aad naftaada ixtiraamtid qadarisidna. Xalqada isbuucan waxaan kaga hadlayaa siduu qofku u dhisi karaa shakhsiyadiisa si uu u noqdo mid dadka iyo mujtamaca dhexdiisa uu u noqdo qof la ixtiraamo oo la qadariyo dhib badanna loola iman. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
30 Apr 2024 | Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-1aad | 00:16:53 | |
Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
07 May 2024 | Noocyada Khilaafadka (Lamaanaha) Q-2aad | 00:30:18 | |
Maxay ku kala duwanyihiin khilaafadka soo if-baxa xidhiidhada dhexdooda waliba xidhiidhada lamaanaha? Khilaafkaste ma waxa weeyan in xal loo raadiyo si xidhiidhkaasi u noqdo mid fayow oo cafimad qaba. Xalqada isbuucan iyo isbuuca soo socda waxay wax ka badali doontaa hab fikirkaaga dhinaca khilaafaadka xidhiidhada dhexdooda. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
14 May 2024 | Naf u been sheegid| Self-Deception Q-1aad | 00:24:34 | |
Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
21 May 2024 | Naf u been sheegid| Self-Deception Q-2aad | 00:17:38 | |
Ma ogtahay in marar badan aynu nafaheena been u sheegno inagoon ka war qabin? Naf u been sheegisto waa dabeecad kamida dabeecadaha dad badani leeyihiin se ayna ka war qabin saamayn aan fiicnayna noloshooda ay ku keento. Dhagayso xalqadan isbuucan si aad wax uga ogaatid dabeecadan naf u been sheegista iyo qaabka ay u soo if baxdo nolosha dhexdeeda. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
28 May 2024 | Dabeecadaha xidhiidhada aan fayoobayn| Unhealthy traits in relationships | 00:19:46 | |
04 Jun 2024 | Cabsida Go'aan Qaadashada | 00:18:11 | |
25 Jun 2024 | Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codepedency| Q-1aad | 00:23:49 | |
Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
10 Jul 2024 | Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-1aad | 00:16:21 | |
In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
11 Jul 2024 | Ku tiirsanaanta aan fayoobayn| Codependency| Q-2aad | 00:18:21 | |
Q-2aad|| Ku tiirsanaanta aan dheelitirnayni waa dabeecad dad badani leeyihiin se ayna ku baruurugsanayn. Waa dabeecad dadka badanka lagu amaano se saamaysa qofka cafimadkiisaa maskaxeed iyo jidheedba kuna keenta qanaacad darro iyo daganaanshiyo la'aan. Kaga boggo dabeecadan xalqada isbuucan oo la wadaag asxaabtaada. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
16 Jul 2024 | Dabeecada Shaki - Abuurka| Gaslighting| Q-2aad | 00:21:09 | |
In badan oo inaga midi kuma baraarugsanin dhibta ay leedahay dabeecadan loo yaqaano 'gaslighting'. Xalqadan iyo ta isbuuca soo soco taba waxaan kaga hadli doonaa saamaynta dabeecadani kuleedahay xidhiidhada iyo qofka noloshiisaba. Sido kale talo siin quseysa cid kaste si ay u arkaan haday dabeecadani tahay mid ka dhex muuqata xidhiidhada ay dadka la leeyihiin. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
23 Jul 2024 | Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-1aad | 00:26:34 | |
Calaamado noocma ah ayaad ku garan kaartaa tacadiga loo yaqaano Narcissistic abuse? Muxuu kaga duwan yahay xidhiidhada kale ee aan fayoobayn ee loo yaqaano 'toxic relationships'. Xalqadan waxan kaga hadlay astaamaha iyo saamaynta tacadiga noocan ah. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
30 Jul 2024 | Sidee Looga Baxaa Tacadiga Narcissistic Abuse| Q-2aad | 00:18:26 | |
Waa maxay talaabooyinka uu qaadi akro qofka raba in uu ka baxo xidhiidhuu kala kulmaya tacadiga loo yaqaano 'Narcisisstic Abuse'. Ka dhagayso xalqadeena isbuucan. https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp | |||
08 Oct 2024 | Barnaamijka Su'aalo & Jawaabo| Episode 1 | 00:24:49 | |
Kusoo dhawoow barnamijka Su'aalo & Jawaabo. Labdan su'alood waxay khuseeyaan nolol malmeedkeena iyo sidaa aynu wax uga ogaan lahayn mararka qaar dareemada culusi soo if-baxaan fariinta ka danbeysa. Inspiring stories of resilience: overcoming struggles, finding purpose, transforming lives Listen on: Apple Podcasts Spotify https://www.instagram.com/xidhiidhadanoloshapodcast?igsh=emczMDAzMnEzemFp |